DEG DEG :-Dagaal Culus oo goordhow ka qarxay gobolka

xooggan uu ka soconayo deegaan ku dhow degmada Maxaas ee gobolkaasi.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada xoogga dalka, iyadoo uu bilowday kadib markii Al-shabaabay soo qaadeen weerar xooggan.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan, waxaana lasoo sheegayaa in Labada dhinac isku adeegsanayaan hub aad u xooggan.

La soco wixii soo kordha


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA