TOOS U DAAWO :-Dagaal Culus oo dhexmaray Shabaab iyo AMISOM oo ka dhacay Deegaanka Mahaday

Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada amisom iyo kooxda Shabaab ayaa ka dhacay deeganka Mahadaay dagaalkan oo la isku addeegsaday Hubka Culus ayaa dhexmaray Ciidamada Uganda iyo shabaab waxaana dagaalkaas geystay khasaaro kala duwan oo soo gaaray labada dhinac

Shabaab ayaa Sheegtay inay khasaaro kala duwan u geysten Ciidamada Amisom halkaas oo ay sheegeen inay kaga guben Gadiid dagaal iyo gaadiidka Qaada Saarada Militari,wali war cad lagama haayo ciidamada Amisom khasaaraha soo gaaray labada dhinac

HALKAN RIIX OO KA DAAWO


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA