DAAWO : Dood adag lagu Shaaciyay Xog badan Khilaafka u dhaxeeya Soomaliya iyo Imaaraadka

Dowladda somaliya iyo imaaraadka carabta ayaa Mudooyinka ugu dambeeyay waxaa sii xumaanaye Xariirkooda diblamaati kasoo gaaray in hadalo kulul isku Mariyaan warbaahinta.

Khilaafkaas diblamaatic ayaa la sheegayaa in kasoo bilowday markii soomaliya ka qaadatay Mowqif dhex dhexaadnimada khilaafka siyaasaded u dhaxeeya dalalka Khaliijka.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUQALKA


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA