DAAWO : Qaabkii u dhacay Aroos Wadareed loo dhigay Beesha Gabooye iyo Qabiilada Somalida oo ka dhacay Jigjiga

Dowlada deeganka somalida ayaa waxaa lagu qabtay aroos loogu magac daray aroos wadareed kaasi oo loo dhigay dhalinyaro badan kuwaas oo kasoo jeeda Beesha Gabooye iyo Qabiilada kale somalida

Arooskan ayaa aha mid loo dhigay dhalinyaro badan oo is calfaday kuwaas oo doonaya inay ku midoobaan Nolasha

HALKAN RIIX KA DAAWO MUQAALKA


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA