DAAWO : Horn Cable Tv oo Baahiyey Xaalad Naxdin leh oo Ka Jirta Magaalada Hargeysa

Tv-ga Hctv oo Xaruntiisu Tahay Magaalada Hargaysa ayaa Soo Bandhigay Qashinka iyo Nadaafad Darada ka Jirta Gudaha Magaalada Hargaysa ee Caasimada Maamulka Somaliland.

Xiligan oo Lagu Guda Jiro Xili Roobad Waxaa Magaalada Hargaysa Dhex jiifa Biyaha Roobka Waxaana ka Dhalin Kara Cuduro Hadii aanay Dawlada Hoose ee Hargaysa Wax ka Qaban.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUQAALKA

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA