DEG DEG DHAGEYSO : Kooxo Hubeysan oo Goordhow Muqdisho Ku Toogtay Macalin Iskuul

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay Macalin Iskuul ku dilay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee gobolka Banaadir

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Faarax, iyadoona Raggii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta isaga baxsadeen.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in Marxuumkaasi uu ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUQAALKA

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA