DAAWO : Al Jazeera oo baahisay Xog Sir ah oo ku Saabsan diyaaradii Imaaraadka ee lagu qabtay Boosaaso

Warbaahinta laga leeyahay dalka Qadar ee Al Jazeera ayaa baahisay Warbixin ka dhex muuqdaan Xog badan oo ka SHaacisay arintii dhawaan ka dhacday Garoonka Magaalada Boosaaso kasoo aheyd Saraakiish u dhashay imaaraadka oo lagu qabtay Garoonka.

Al Jazeera ayaa baahisay xogo arintaas ku saabsan waxaana ay sheegtay in Waxyaabo u muhiim ah Saraakiishaas ka buuxeen boorsooyinka saraana diyaarada inkasoo si toos ah u Carabaabin,

HALKAN RIIX KA DAAWO MUQAALKA


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA