DAAWO VIDEO : Dowlada Qadar oo ka Nixisay Imaaraadka Go’aan Culus Soo Saartay

isagoo la hadlayay Idaacadda VOA Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayuu sheegay in wada hadal uu u socdo Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta oo waayihii dambe xiriirkooda wanaagsaneen.

Wasiir Cawad ayaa sheegay in Madaxda labada Dal oo Sacuudiga ku sugan ee ka wada qeyb galayn shirkii 29-aad ee Madaxda Jaamacadda Carabta ay toos ugu wada hadlayaan Xurgufta ka dhaxeysa waxaana la filayaa in ay meel isla dhigaan xiisadooda siyaasadeed.

Wasiirka ayaa Meesha ka saaray Wada Xaajood laga dhex wado labada labada dal, balse waxa uu sheegay in uu u socdo wada hadal uusan sheegin xiliga uu ku eg yahay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa mar la weydiiyay Go’aankii Imaaraadka ay ku joojisay Kaalmadii ay sii neysay iyo Tababarkii Ciidamada Dowladda ayaa waxa uu sheegay in aanan wali warkaasi gaarin oo aanan ka war heyn

HALKAN RIIX DAAWO MUQAALKA


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA