DAAWO VIDEO : Ninkii Xaaskisa Kismaayo ku dilay oo Lagu Arkay Arin Naxdin leh

Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa Sheegay in Ciidanka Jubbaland ay gacant ku dhigeen NInkii Xaaskii kismaayo kaasi oo la sheegay inuu doonayay inuu ka baxsado magaalada kismaayo,

Ciidanka amaanka ayaa si lama filaan ah u qabtay ninka oo saaran gaari xamuul ah isagoo doonayay inuu magaalada ka baxsado,waxana hada la dhigay xabsiga kismaayo,

HALKAN RIIX DAAWO MUQAALKA


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA