TOOS U DAAWO : Dagaal Xoogan u dhaxeeya Shabaab iyo Ciidanka Galmudug oo Hada Socda

Koonfurta Gobolka Mudug Mamulka Galmudug lahga Soo Sheegay in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weeraraeen deegaan ay ku usgan yihiin Ciidamo ka tirsan Galmudug.

Dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in daagal culus uu Al-Shabaab iyo ciidamada Galmudug ku dhexmaray inta u dhaxeysa jirada Camaara iyo deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUQAAL


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




NALA DAAWADA