DAAWO :-Ruushka oo Soo Saaray Tangi Casri ah oo Kaligiisa is-Wada .Hubkiiisa Kumbuyutar laga hago

Bandhiga maalinta guushii waynayd ee ay Ruushka gaareen dagaalkii labaad ayaa waxa Arbacada lagu soo bandhigi doonaa Taangiyo ah nooca Rimuutka lagu hago iyo hub kale oo cusub oo ah kuwii Suuriya lagu tijaabiyay.

Tangiyada loo yaqaano Uran-9 tank ayaa waxa ku rakiban gantaalada lidka taangiyada ,madaafiic iyo qoryaha darandooriga u dhaca.

Madaxwayne Vladimir Putin ayaa dib u soo cusboonaysiiyay dhaqankii xilligii Soofiyeetka ee ahaa in 9 bisha May la soo bandhigo hubka casriga ah ee ugu dambeeyay.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




NALA DAAWADA