DAAWO Subxanallah : Muxuu Sheegay Ninkii Shabaab Qaraxyada u Sameyn Jiray oo Soo bandhigay Arin Naxdin badan

Horjooge ka tirsanaa ururka alshabaab una qaabilsana farsamaynta qaraxyda ayaa soo bandhigay qaabka la isoogu xidho qaraxyada inta badan kooxda alshabaab ay shacabka ku dhibateeyaan

Ninkaan oo dhawaan ay qabteen Ciidamadda dowladda ayaa wareysigan laga qaaday iga Sheekeyay qaabka u farsameyn jiray qaraxyada,iyo sido kale inta qarax ee uu sameeyay,waxaana sido kale sheegay Meelaha ay qaraxyada ku diyaariyaan kooxda Shabaab,

HALKAN RIIX OO DAAWO MUQALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




NALA DAAWADA