DAAWO : Gabar 3 Nin Hal Mar Wada Guurstay iyo Sababta ku Kaliftay oo Yaab leh

Gabar somaliyed oo Xalay ka qeyb gashay barnaamij ka baxay tv-ga kalsan tv ayaa sheegtay inay guur la sameysay 3 nin iyadoo ninkeedii hore wali qabo ,

Gabadhan ayaa qirtay inay qiyaamo sameysay ka hor inta aysan guursan nimanakaas iyadoo Sheegtay in ay sidaas u sameysay lacag ay dooneysay inay ku Tahriibto si ay uga hisho Nimanka badan ay guurstay,waxaana ugu dambeyn gabadhaan sheegtay inay hada joogto dalka Swedan,

HALKAN KA DAAWO MUQALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




NALA DAAWADA