DAAWO : Sheekhow Ninkeyga Anoo Sooman Ramadhan ah Igu Qasbay Galmo Soonkeyga Ma ii jiraan Mise Wuu buray

Gabar somaliyed ayaa barnaamijka Su;aalaha soo weydiisay Su’aal sheekh umul ka Yaabisay Taasi oo ku Saabsan Ramadaanka ,Gabadhan ayaa sheegtay in Ninkeeda Maalin Ramadaan ah ku qasbay inay la sameyso Galmo.

Sheekhow Ninkeyga ayaa Maalin Ramaadan ah igu qasbay inaan la sameeyo galmo marka anigana raali kama aheyn ee maxaan sameeyaa soonkeygana ma ii jiraa. sheekha ayaa sidaan uga Jawaabay su’aasha gabadhan.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




NALA DAAWADA