XOG : Dowlad Caan Ah Oo Muqdisho Keentay Hubkii iyo Qalabkii Ugu Casrisanaa Iyo Hubkaas oo Lagu Jeediyay

Magaalada Muqdisho ya markan waxaa la keenay hub casri ah oo ka mid ah kuwa hadda dunida laga isticmaalo walibna aadka loo xiiseeyo.

Dowladda Turkiga ayaa keentay hub isaga un is ridaya iyo sidoo kale mid difaac ah, kadib markii madaafiic lagu weeraray xeradooda Muqdisho.

Xogta aya sheegeysa in la rakibay hubka burburinaya madafiicda hawada soo gasha, iyo sidoo kale midkii madfaca lasoo tuuray u jawaabayey oo ilbirisq gudaheed ugu dhacayey halka hoobiyaha laga soo gamay oo aan meel kale u leexad lahayn.

Hubkan ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay ee magaaada Muqdisho la keeno, iyadoo dalalka uu yaallo ad u yaryihiin.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




NALA DAAWADA