DAAWO :Waa Halkee Xuntinta Ugu Raaxada Badan Haweenka

Culimada sayniska galmada ayaa waxey mudo dheer darsayeen xubintaan iyo sida ay u shaqeyso iyo guud ahaanba sirta la xiriirta ee raaxada kintirka, taas oo lagu soo ogaaday in kintirku yahay meesha kaliya ee ka tirsan xubinta taranka dumarka ee isla markaana aan wax shaqo toos ah aan ku lahayn dhalmada, taas oo ka dhigan in kintirku yahay xubin loo sameeyay ujeeda gaara oo ah in Haweeneydu ay ka hesho raaxo xiliga galmada.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




NALA DAAWADA