DEG DEG DAAWO :-Wararkii ugu dambeeyay Ciidamada Puntland oo Dagaal kula Wareegay Tukaraq iyo Somaliland oo ..

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa goor dhow shaaciyay in ciidamada Somaliland kala wareegeen degaanka Tukaraq.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil sheegay in dagaal uu wali socdo,islamarkaana ay wali gacanta ku hayaan degaankaasi.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Somaliland oo ku aadan sheegashadda Puntland.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




NALA DAAWADA