DAAWO : Feysal Cali Waraabe oo Si Kulul uga Hadlay Dagaalka ka Socda Tukaraq,

Waxaa meel Xun gaaray dagaalka ka dhex qarxay Somaliland iyo Puntland Aagaga hore ee Tukaraq iyadoo Bisha ramadaan lagalayo balse Puntland iyo Somaliland ayaa guulo ka Sheegtay dagaalka socday shalay ilaa xalay.

Siyaasidag Feysal Cali Waraabe oo la hadlay Warbaahinta ayaa si kulul uga hadlay Dagaalka Tukaraq isagoo sheegay in dagaalka aysan Puntland kaliya soo qaadin oo ay Wehliso dowladda dhexe ee somaliya,isagoo Farta ku Fiiqay in Madaxweyne Farmaajo Dagaalka Tukaraq ku lug leeyahay ,Hubka iyo Saanadda Militarina ugu deeqayo Maamulka Puntland,

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUQALKA

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




NALA DAAWADA