WARARKA MAANTA

DAAWO Subxanallah : Ninkii Xaaskiisa ku dilay Kismaayo oo Wareysi Yaab leh lala Yeeshay

Waxaa Magaalada kismaayo maxkamad lasoo taagay askarigii Xaaskiisa dilay,kasoo Maxkamada horteeda kasheegay arin lama filaan ku noqotay dadkii usoo dawasho tagay. Askariga ayaa sheegay inay

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

DEG DEG DAAWO : C/wali Gaas oo Dubai uga dhawaaqay Go’aan lama filaan ku Noqday Dowlada SOMALIA

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas oo ku Sugan Dubai ayaa ka qeyb galay kulan ay wada qaateen isaga iyo Madaxda Imaaraadka isagoo kala hadlay dhowr

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

DAAWO : Ciidamo Mareykan ah & Kuwa Jubbaland oo Shabaab Dagaal ku dhexmaray
- Apr 26, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa wax ay sheegayaan in qarax lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Dowladda Kenya iyo kuwa Maamulka Jubbaland ee ka arimiya deegaannada ...
DAAWO VIDEO : Dab Xoogan oo ka dhacay Suuqa Islii & Ganacsato u Hanti beeshay
- Apr 26, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magalada Nairobi ee dalka Kenya gaar ahaan Xaafada Islii ayaa waxa ay sheegayaan in uu dabka ka kacay Guri ku yaalla halkaas dabkaas oo baabi’iyay Guri ...
DAAWO : Sheikh Xasan Daahir Aweys oo Si Xun u Caayey Al Shabaab iyo Cali Dheere kuna Tilmaamay ..
- Apr 26, 2018
Sheekh Xasan daahir aweys ayaa si kulul u dhaliilay al shabaab sido kale waxa uu ka hadlay dilalka ay geystaan, Sheekh Xasan dahir aweys ayaa fariintiisa uga hadlay arimo badan, Sido ...
Daawo Sawirada : Qaar kamid ah Qoryihii laga boobay Xerada Ciidamada Jen Gordan oo lasoo bandhigay
- Apr 26, 2018
Hub la sheegay inay ciidamada uu tababarray Imaaraadka ee Muqdisho ka boobeen xerada Gen. Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qaarkood saxaafadda loo soo bandhigay. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya ...
XOG : AL Shabaab oo Helay Hub Fara badan oo Halis ah & Saraakiil ka tirsan DFS oo iibsaday
- Apr 26, 2018
Warar hoose  ayaa sheegaya in Hub nuucyo kala duwan isugu jira uu galay gacanta dagaalyahanada Al shabaab. Hubkan oo isugu jira qoryaha yar yar iyo kuwa waa weyn ayaa ku xareysnaa ...
AKHRISO : Dowladda oo War kasoo Saartay Heshiis lala galay Shirkada SKA
- Apr 26, 2018
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in ay cadeyneyso heshiiska saxaafadda laga sheegay ee lala galay shirkadda SKA inuusan aheyn mid waafaqsan Habraaca Dowliga ah ee ay dejisay Wasaaradda ...
DEG DEG : Ninkii Xaaskiisa ku dilay Kismaayo oo Shaaciyay War lama filaan ah
- Apr 26, 2018
Xeer ilaaliyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Jubaland Mowliid Axmed Yaasiin, ayaa dacwad ka gudbiyay C/llaahi Aasad Ismaaciil oo ka tirsan Ciidanka Maamulka Jubaland. Eedeysanaha ayaa loo heystaa ...
DAAWO : Ciidamo Nuuc Cusub ah oo La Wareegay Xeradii Ciidamada Imaaraadku Ka Gureen
- Apr 25, 2018
Ciidamo militari ah ayaa lagu soo Waramayaa inay la Wareegeen Xarunta janaral Gordon oo dhawaan ay ka baxeen Ciidamadii imaaraadka ee tababarka siinayay saraakiisha imaaraadka, Ciidamo ka tirsan Dowlada somaliya ayaa ...

Next Page »

A

DAAWO Subxanallah : Ninkii Xaaskiisa ku dilay Kismaayo oo Wareysi Yaab leh lala Yeeshay
- Apr 26, 2018
Waxaa Magaalada kismaayo maxkamad lasoo taagay askarigii Xaaskiisa dilay,kasoo Maxkamada horteeda kasheegay arin lama ...
DEG DEG DAAWO : C/wali Gaas oo Dubai uga dhawaaqay Go’aan lama filaan ku Noqday Dowlada SOMALIA
- Apr 26, 2018
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas oo ku Sugan Dubai ayaa ka qeyb galay kulan ...